EPISODE 149: 5 CAADO OO KUGU HAYAGSA ISBEDDELKA NOLOSHA, HADDDII AAD KU DHAQANTID.


Episode Artwork
1.0x
0% played 00:00 00:00
Apr 01 2024 9 mins   2

5 CAADO OO KUGU HAYAGSA ISBEDDELKA NOLOSHA, HADDDII AAD KU DHAQANTID. 5 SUAALOOD HADDII AAD KA JAWAABTID OO CAADOOYINKA DHIGATID JAWAABAHAAS HUBAAL NOLOSHAADA ISBEDEL WEYN AYAAD KU ARKI DOONTAA. 1. Dadka badankooda ma oga in ay u bahanyihiin isbedel nololeed 2. Meel aan ka bilaabo isbedelka nolosha ma garanayo 3. Natiijada ka soo baxda ayaan ka baqaa haddii aan wax uun sameyo 4. Waxaas aqoonteeda ma lihi waligay ma soo baranin, waxaan u daayaanaa dadka soo bartay! 5. Awood qofeed iyo awood dhaqaale ma haayo aan ku bilaabo isbedelkaas.